DEG DEG: Gaari uu la socday Imaamka beesha Mudulood oo lagu rasaaseeyey Muqdisho

Gaari la sheegay iney la socdeen odayaal dhaqameedyo uu ka mid ahaa Imaamka Mudullood Imaam Maxamed Yusuf ayaa goor dhow lagu rasaaseeyey magaalada Muqdisho. Falkan ayaa ka dhacay meel ku dhow Maxkamadda Gobolka Banaadir, waxaana lagu warramayaa inay gaysteen ciidamada asluubta ee Xabsiga Dhexe ilaalada ka ah. Gaariga la rasaaseeyey ayaa waxaa la socday xubno … Continue reading DEG DEG: Gaari uu la socday Imaamka beesha Mudulood oo lagu rasaaseeyey Muqdisho